Saddex Way Ku Hodaa, Bishu galab ay tahay saddex tirada guud gogoshuu fadhiyay ruuxii ka guday way soo gabtaa.